kulan wadatashi ah oo ku saabsan Hindisi sharciyeedka Beeraha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddiga Kheyradka Golaha Shacbka Ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furay kula wadatashi ah oo ku saabsan Hindisi sharciyeedka Beeraha ee horyaala Golaha Shacabka Barlamaanka Jamhuuriyada Faderaalka Soomaliya.

Kulankaan oo si wada jir usoo qaban qabiyeen Guddiga Kheyradka Golaha Shacbka iyo Xarunta la talinta Arimaha Sharciga ayaa waxa ka Qeeyb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Dowladda Dhaxe iyo Khuburo Ku Taqasuusay Cilmiga Beeraha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq