Arday baratay qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Boosaaso

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinaayeen arday baratay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxday Machadka Al-Najaax.

Munaasabada waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose ee magaalada Boosaaso, Maamulka Machadka, Waalidiin, Macalimiin iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.