Wadada isku xirta Jowhar iyo garoonk diyaaradaha oo la dhagax dhigay.

0
46

Baladweyne (Radio Beerlula)-Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar.

Dhagax dhiga wadadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta shirkadda Adeegsan  Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.