Tababar ku saaban xog ururinta tacliinta sare oo lagu qabtay Muqdisho.

0
91

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa maagalada muqdisha ka daah furtay wajiga labaad ee tababarka Barnaamijka xog uruurinta Tacliinta Sare ee HEMIS.

Tababarkan oo kor logu qaadayo tayada jamacadaha dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 70 jamacadood.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.