Xarunta Xanaanada Caruurta Baydhabo oo xariga laga jaray

0
48

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Maamulka Koonfur Galbeed oo ay Wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Baydhabo iyo Agaasimiyaal ayaa Xariga ka jaray Xarunta Waxbarashada Xanaanada Caruurta ee Mustaqbal.

Xaruntaan oo ah mid aay wax ku Baran Doonaan Caruuta agoonta iyo kuwa Danta yar ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka Hirgilisay Wasaaradda waxbarashadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaiya.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq