Arday baratay Qur’aanka Kariimka oo munaasabad loogu qabtay Muqdisho

0
50

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Arday baratay Xirfdinta qur’aanka kariimka iyo akhris qoraalka Islmarkaana ka aflaxday Machadka Fatxul-Raxmaan ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabada Shahaadooyiinka lagu gudoonsiinayay Ardayda qalin jabisay ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka Waalidiin, Macalimiin, Dhallinyaro iyo ardayda loo qabtay munaasabada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey