Tababar ku saabsan ilaalinta xuquuqda maxaabiista oo lagu soo gabagabeeyay Kismaayo

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa tababar ku saabsan ilalinta xuquuqda maxaabiista usoo xiray 30 sarkaal oo kamid ah Ciidanka Asluubta Jubbaland.

Tababarkan ayaa socday mudo 5 maalmood ah waxaana saraakiisha la baray casharo kala duwan oo la xiriira la dhaqanka iyo daryeelka maxaabiista.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.