Haweenka ganacsiyo cusub ka bilaabay suuqa farshada ee Baladweyne

0
93

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Si nolosha qoysaskooda u maareeyaan Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa fursado ganacsi ka sameeystay suuqa Firshada oo ku yaalla xaafadda Xaawo-taako iyagoo iibiya maacuunta lagu isticmaalo guryaha.

Macuunta ayaa uga imaado Haweenkaan magaalada Muqdisho iyo Boosaaso iygoo lacgaha ay ka helaan kumaareeyo nolosha reerkood.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.