Tartan qur,aan aqris ah oo lagu soo laga furay Baladweyne

0
53

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maagalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daahfuray Tartanka quraanka kariimka ah oo ay soo qaban qabisay jimciyada Al siraaj tartanka ayaa loo qabtay qaar ka mid ah ardayda dugsiyada quraanka ee maagalada baladweyne

Tartankan oo kor lugu qadayay ahmiyada quraanka ayaa lagu qabtay masaajidka  Al hudaa ee  Beledweyne.

warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.