Guddiga gacanta ku haayo dhismaha masjidka Tawxiid ee Baladweyne oo codsaday in laga qeeyb qaato dhismhiisa.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga iyo culimada gacanta ku haysa dayactirka masjidka Tawxiid oo ku yaalo laanta Heegaan Xaafada Howl wadaag ee Magaalada Baladweyne ayaa bulshada ka codsaday in laga qayb qaato dayactirka Masjidka.

Masjidka ayaa waxa uu burbur xoogan kasoo gaaray qaybaha mutuleelka iyo mixraabka taasi oo la doonayo in wax laga qabto maadama fooda ay inagagu soo hayso bisha barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.