Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dab qasaaro kala duwan geeystay ayaa ka kacay goob gancsi iyo oo ku taalo xaafaadda Siigaale ee Magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa waxaa uu ka dhashay koranto waxaan ku baabay dhammaan ganacsigii goobta yaalay.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.