Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey tartan aqooneed kaasi oo loo qabtay ardayda wax kabarta Dugsiga Hoose Dhexe ee Al-Luqmaan.
Ardayda ayaa ku tartami doonaa maadooyinka laga dhiga iskuulka sida xisaabta soomaaliga cilmiga bulshada iyo tarbiyada wax uuna socod doon muddo bil ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.