Agab waxbarasho iyo mid caafimaad oo la gaarsiiyay deegaano ka tirsan gobolka Howd ee Soomaliland.

0
65

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xildhibaan Maxamed Jaamac Raamboow oo ka tirsan golaha Wakiilada Soomaliland ayaa deeq isugu jirta agab Waxbarasho iyo Caafimaad gaarsiiyay deegaano katirsan goboolka Howd ee Soomaliland.

Dugsigayada iyo xarumaha caafimaad ee la gaarsiiyay deeqda ayaa horey waxaa uga jiray baahiyo dhinaca agabka ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan,