Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda horumarinta Beeraha maamulka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan lagaga hadlayo sidii Xilli roobaadka loogu diyaar garoobi lahaa isla markaana beeraleeyda uga faa-ideysan lahaayeen.
kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay mamulka Somaliland wasiirada Beeraha iyo daneyasasha beeraha ee ku nool magalada Hargeysa.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.
Audio Player