Xarun loogu talagalay in lagu daweeyo indhaha oo laga daahfuray Muqdisho.

0
127

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga daah furay Isbitaalka Mustaqbal hospital oo lagu Daaweey doono Gudurad indhaha kudhaco.

Munaasabada lagu daah furay isbitaalka ayaa waxaa ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya bahada Caafimaadka Dhalinyaro iyo marti sharf kale.

Warkan waxaa inoo haya Sadiya Maxamed Maxamuud

Audio Player