Madaxweynaha Soomaaliya oo haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeyay maalinta haweenka Adduunka.

0
49

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Laga soo bilaabo sannadkii 1977-dii waxaa sannad kasta 8-da bisha Marso dunida looga dabal dega maalinta haweenka Adduunka kadib markii golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobay uu ansixiyay maalintan sannadkii 1975-tii.

Maalinta haweenka Adduunka ayaa lagu soo bandhiga guulaha ay gareen haweenka gaar ahaan dhinacyada dhaqaale, siyaasadeed, daryeelka caafimaadka, hal abuurka, waxbarashada, hogaaminta iyo arrimaha bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.