Tartan qur’aanka kariimka oo lagu soo gaba gabeeyay Baladweyne.

0
43

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 117 ardayda oo ka kala socday madaaris qur’aanka kariimka ee Magaalada Baladweyne ayaa Masjidka Al-Huda loogu soo xiray tartan Qur’aank aan akhris kaasi oo ay taabagelisay Jamciyut A-siraaj.

Tartaankaan oo socday mudo 3 Maalmood ah ayaa waxa ardayda ku tartamaayeen sodonka Juz , labaatanka Juz , Shan iyo tobanka Juz , tobanka Juz iyo Shanta Juz ee qur’aanka kariimka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir waaneey