Xarun lagu dayactiri doono kutubada qur’aanka oo laga dhagax dhigay Burco.

0
94

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta Gobalka Togdheer ayaa laga dhigax dhigay Xarun loogu talagalay Daryeelka iyo Dayactirka Kitaabka Quraanka Kariimka taasi oo loogu magac daray Umahaatul Kheyrdoon.

Dhagax dhiga xaruntaan waxaa kasoo qeybgalay culimada Magaalada Baydhabo, Dowlada Hoose Burco, Maamulka Xarunta iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.