Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Baydhabo

0
40

Baladweyne ( Radio Beerlula )Wasaarada Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya iyo Maamulka Degmada Baydhabo ayaa Xarunta Degmadaasi Raashiin ugu Qeybiyay Boqol Qoys oo Dadka Baahiyaha Gaarka Qaba ah.

Deeqda Rashiinka ah ee loo Qeeybiyay DadKa Baahiyaha Gaarka ah qabo ayaa ka Koonbeeyd Bariis,Bur,Saliid iyo Timir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq