Tafsiirka Qur’aanka Kariimka oo lagu soo gabagabeeyay Hargeeysa

0
72

Baladweyne ( Radio Beerlula )Magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Soomaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka kaasi oo mudo sideed iyo toban bilood ka socday Masjidka Faaduma ee Magaaladaasi.

Munaasabada lagu soo xirayay Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Dowlada Hoose Hargaysa,Culimo udiin, Cuqaal , Dhallinyaro iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir waaneey