Dhismaha Machadka qorsheynta istaatiitikada qaranka oo laga dhagax dhigay Muqdisho.

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa dhagax-dhigay dhismaha Machadka Qorsheynta Istatistikada iyo Dhismaha Hey’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliyeed.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowlada soomaalia iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.