In ka badan 15 arday oo ka qalinjibisay machada Al-Furqaan ee Kismaayo

0
39

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Machadka Al Furqaan Qeybtiisa Qur’aanka Kariimka ayaa magaalada kismaayo Xaflad qalin jabin ah u ugu qabtay 15 Arday oo Xifdisay Qur’aanka Kariimka.

Munaasabada ayaa waxaa ka Qeeyb Galay Maamulka Machadka Al Furqaan Culuma udiin walidiin ardayda qalin jibisay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq