Xarun waxbarasho oo laga daah furay Baladweyne

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu qabtay munasabad laga daah furayay iskuulka hoose iyo  dhexe ee sooyaal  kasoo laga hira gali xafada xaawo taago laanta gar guurte ee magalada Baladweyne

Munsabada daahfurka ayaa waxaa ka soo qeyb galay maamulka machadka walidiinta xaafada iyo qeyba kala duwan ee bulshada.

Warka waxaan inoo hayo haya Xaawo Aadan Xusen