Kulan looga hadlayay ka hortaga maandooriyaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
43

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay wacyigilin ku saabsan waxyaabaha maandooriyaha inta lagu jiro bisha barakeysan.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa culimada bahda waxbarashada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan