Arday baratay xirfadaha farsamada gacanta oo munaasbaad loogu qabtay Burco

0
86

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee xarunta Gobalka togdheer ayaa lagu qabtay Munaasabad aay ku qalin jibinyeen 160 Arday oo Baratay farsamada Gacanta islamarkaana ka Aflaxday Machadka Candlelight.

Ardaydaan ayaa Baratay Xirfaha Cunta karinta,Harqaanka,cilaan saarka,Krontada,Biya galinta,iyo Qurxinta Dumarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq