Tartan kubadda cagta ah oo laga daahfuray Boosaaso

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta kaasi oo loogu talagalay in lagu maamuuso bisha barakeysan ee Ramadaan.

Taratankaan ayaa waxaa ciyaari doono toban iyo sideed kooxood oo ka kala socda Xaafada Magaaladaasi.

Warbixinrtan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.