Arday dhamaysay Qur’aanka Kariimka ah oo munaasabad Qalin Jibineed loogu Qabtay Dhadhaab.

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka Madarsada Ixsaan Ayaa Xerada Xagar-dheere Munasaabad qalin Jibineed ugu Qabtay Arday Agoon oo dhameeysay Barashada Quraanka kariimka islamarkaana ku Nool Xerada Xagar-dheere ee Qoxootika dhadhaab.

munaasabadda waxaa ka Qeeyb galay maamulka Madarsada Ixsaan Culuma udiin Hoyoyinka Ardayda qalin Jibisay iyo Marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

Audio Player