Qoysas danyar ah oo deeq anfurin ah loogu qeybiyay Muqdisho

0
76

Baladweyne (Radio Beerlula)- Shirkadda Hormuud salama Foundation ayaa  Masharuuca Taakuleynta afurinta Bisha Barakeysan ee Ramadaan awgiis Deeq lacag ah u qeybiyay in ka badab 100 Qoys oo danyar

Qoysaskaan oo u badan haweenka baahiyaha gaarka qabo ayaa ka kala yimid   Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen