In ka badan 30 qoys oo deeq raashin ah loogu qeybiyay Burco

0
62

Baladweyne (Radio Beerlula)- Ururka haweenka Xasuus Reeb ayaa maagaalada Burco Deeq Raashin ah ugu Qaybiyay  in ka badan 30 Qoys oo Danyar ah.

Deeqdan rashiinka ah ayaa ka koobned bur bariis sokor timir iyo saliid.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.