Kulan ku saabsan sidii looga faaideysan laha ramadaanka oo lagu qabtay Hargeysa

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Diinta iyo uqaafta ee Maamulka Soomaliand ayaa kulan wacyigalin ah oo ku saabsan sidii Bisha Ramadaan ugu Faaiideysan lahaayeen u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeyo Wasaaraddaha magaalada Hargeysa ee maamulka Soomaliand.

Wasaaraddaha shaqaalahood loo sameeyay wacyigalinta waxaa ka mid ah wasaaradda Arimaha Gudaha Arimaha dibada iyo Wasaaradda qorsheenta ee Soomaliand.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.