Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay magaalada Gabileey

0
39

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Amoud Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay 400 Qoys oo danyara oo ku nool magaalada Gabiley

Deeqdan ayaa iskugu jirtay Bur,bariis ,Saliid iyo Timir waxaana munaasbada qeeybinta goobjoog ahaa xildhibaano iyo maamulka degmada Gabiley.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan