Tartan qur’aanka kariimka ah oo laga furay Baladweyne

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tartankan oo ay ka qeyb galayaan 94 ardey oo ka kala socota 34 dugsi islamarkana iskugu jira wilal iyo gabdho ayaa maanta ka furmay masaajidka carabta ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Furitaanka tartankan ayaa waxaa ka qeyb galay guddiga tartanka, culumaaudiin, Macalimiinta iyo ardeyda ka qeyb galeysa.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.