Tartan Qur’aan kariimka ah oo laga furay Boosaaso

0
41

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobalka Bari Ayaa laga Daah-furtay Tartanka Qur’aanka Kariimka Gabdhaha Puntland kaasi oo aay qabaneeyso Madasha Ajyaal islamarkaana aay taaba Gilineeyso Shirkada Goolis.

Daafurka tartankaan ayaa waxaa ka Qeeyb Galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Bari kan Bosaaso Hogaanka Madasha Ajyaal Ardayda Tartameeyso iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.