Baladweyne (Radio Beerlula)-Ciidanka qeybta Anshaxa iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa xeebta Liido ee magalada muqdisho ku qabqabtay dad ku isticmaalayay maqaayad Xashiish iyo Khamari iyadoo goobtaas ganacsi laxeray isla markaana lagala noqday ruqsadii.
Amarka dadkaan lagu qabtay ayaa waxaa horay u bixiyay mamulka gobolka banadir taas oo ahed in la soo qabto cidii lagu arko
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.