Baladweyne (Radio Beerlula)-Kaamka kuma saar oo ku yaalo xaafada koshin ayaa waxaa ku nool haween garay waqtiga dhalmada balse heysan xarumo cafimaad oo ay ku dhalaan
Haweenkan ayaa waqtiga dhalmada la kulmo dhibatooyin ay ka mid yahiin iskufuran dhiig bax iyo dhibaatooyin kale ka hor waqtiga dhalmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.