Ardey baratay xirfaddaha farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Burco.

0
83

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Machadka Farsamadda Gacanta ee SYS ayaa magaalada Burco ku qabtay Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsinayay Arday dhamaysatay xirfadda farsamada gacanta islamarkana ka aflaxday Machdadka SYS.

Munaasabad aay Ardayda ku Qalin jibiniyeen ayaa waxaa ka qeeyb galay masuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Togdheer Hogaanka machadka SYS Maamulka Burco iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.