Ardey xiftisay qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay degmada Buurdhuubo.

0
59

Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 17 Arday oo  dhammaysay quraanka kariimka iyo kutubada diiniga ah kana aflaxay machadka salaaxu diin ayaa munaasabad  qalin jabin ah logu qabtay degmada Buurdhuubo

Munaasabada ayaa waxaa ka  qeyb galay mamulaha
machad bahada waxbrasho walidiin iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen