Baladwayne ( Radio Beerlula )-Baraanijka Afur Kal-kaal oo ah Baramij ay ku mideysan yahiin dhalinyaro soomaliyeed ayaa deeq rashiin ah gaar siyay in ka badan 65 Qoys kuwaas oo ku nool maagalada burco
Deeqdan rashiinka ayaa iskugu jirtay bur baris sokor baasto cano timir iyo saliid.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

