Tartan kubadda cagta ah oo laga furay Beledweyne

0
75

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay tartanka kubadda cagta oo lagu maamuusayo bisha barakeysan ee Ramadaan.

Tartankan ayaa waxaa lagu daah furay kooxaha Fiiltare iyo Ileys, waxana ka qeyb galaya 20 kooxood oo ka kala socda xaafaddaha magalada Baladweyne.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey