Maamulka Gobolka Hiiraan oo fasaxay Duulimaad yada diyaaradaha Beledweyne

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-maamulka gobolka Hiiraan ayaa fasaxay shaqada garoonka diyaaradaha ugaas qaliif ee Baadweyne kaasi oo mudooyinkan xirnaa waxaana si caadi ah kusoo noqonaya shaqda garoonka diyaaraha.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin