Hoos udhac laga dareemayo qeybo kamid ah qudaarta suuqda Baladweyne

0
112

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee qudaarta suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga dareemaya hoos u dhac ku yimid Qudaarta kadib markii inta badan ay soo go’een qudaartii ku taalla beeraha gobolka Hiiran

Qudaarta Hoose udhac ku yimid ayaa waxaa kamid ah Qaraha Yaanyada Badiiqa mooska

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.