Shir looga hadlayay arimaha horumarinta amaanka oo laga daahfuray Baydhabo

0
82

Baladwayne ( Radio Beerlula )-magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa waxaa ka furmay shir looga hadalayay arimaha horumarinta amaanka dhismaha wadooyinka iyo nadaafada.

waxaa shirka goobjoog ahaa gudoomiyaha degmada baydhabo iyo gudoomiyaasha xaafadaha magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.