Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hey’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed iyo raashin gaarsiisay Ururka Haweenka Qaranka iyo Isbitaalka Laanzareeti Qeybta Dhimirka ee maagalada muqdisha
Deeqda ayaa iskugu jirtay lacag Bur bariis sokor iyo Saliid.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.