Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Magaakada Dhuusamareeb ka daahfurtay shirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Kaasi oo socon doona muda laba maalin ah.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeeyb-galay ku dhawaad 20 Haya.addood oo ka shaqeeyo adeegyada cafimaadka,nafaqeeynta iyo fayadhoowrka kuwaasi oo ka howlgalo Deganada iyo Degmooyinka Galmudug.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.