Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay uruurinta lacago ay ku afuriyaan danyarta

0
43

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacago loogu tala galay in anfur loogu sameeyo dadka danyarta ah ee ku nool magaalada kuwaasi oo xilaagaan ay heeysato xaalado nolol xumo.

Dhallinyaradan aruurinta lacagtaan ka bilaabay baraha bulshada gaar ahaan whasapp halkaasi oo isagu keenaan muxsiniin ku nool gudaha dalka iyo dibadiisa.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.