Sare ukac kuyimid maciishada magaalada Dhuusamareeb

0
83

Baladweyne(Radio Beerlula)-Waxaa Sara u kac laga dareemayo Qiimaha laiibiyo nuucyada kala duwan ee maciishadaha suuqyada magaalada Dhusamareeb ee gobolka Galgaduud.

Maciishada uu sare ukac ku yimid waxaa kamid ah Raashinka, sharaabka iyo qudaarta sababo la xariiro bisha barkeeysan ee Ramadaan oo ay dadka inta badan iibsadaan maciishada ka badan tii ay hore u isticmaali jireen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.