Olole Nadaafadeed oo laga sameyay Magaalada Marka.

0
40

Baladwayne ( Radio Beerlula)-Maamulka Magaalada Marka ee Gobalka shabeellaha hoose oo ka shanaanyo urarada Haweenka , Dhalinyarada,  Gudoomiyasha Xaadafaha ayaa olol Nadaafadeed ka sameyay magaalada Marka kaasi oo sara loogu qadayo bilacda magaalada.

Olalahan Nadaafadeed ayaan maanta waxa laga sameyay qaar kamid ah wadooyinka waa weyn iyo saladhiga Booliska magaalada Marka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdimajiid Aweys Isxaaq.