Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo u istaagay inay saxuurta dadka u kicyaan.

0
62

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dhalinyaradaan oo ku nool magaalada baladweyne ayaa uistaagay in ay dadka ka kiciyaan xiliyada soonka saxuurta si aysan ugu tagin saxuurta.

 

Dhalinyaradaan ayaa isticmaalo marka ay dadka saxuurta ka toosinayaan kurbaan iyo nebi amaanyo kale duwan iygoo ku wareego qaar kamid ah xaafaddaha magaalada baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud