Ceel riig ah oo laga hirgeliyay magaalada Ceerigaabo oo xariga laga jaray

0
56

Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha guud Wasaaradda horumarinta Biyaha Maamulka soomalilnad ayaa xadhigga ka jartay Ceeli Riig Biyood ah oo laga hirgaliyay Gudaha Magaalada Ceereigaabo.

Munaasabadda xerag jarka Ceelkaasi ayaa waxaa ka qeeyb galay masuuliyiinta gobolka Sanaag iyo kuwa Degmada Ceerigaabo ee maamulka soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.