Kulan looga hadlayay sidii looga faa’ideysan lahaa Ramadaanka oo lagu qabtay Hargeysa

0
77

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay kulan wacyegelin ah oo ku saabsan sidii shaqaaalaha Banguga dhexe ee Somaliland uga faa-ideysan lahaayeen bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Culimo ,shaqaalaha Bangiga iyo masuuliyiin kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin